Articles by: Shafei Osman Yusuf

Huteel qurux badan oo laga furay gudaha magaalada Garoowe

Huteel qurux badan oo laga furay gudaha magaalada Garoowe

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiim Cumar Camay ayaa huteel qurux badan ka furay gudaha magaalada Garoowe xalay oo Sabti ahayd. Huteel Grand ayaa kamid ah kuwa ugu quruxda badan gudaha magaalada, kaasoo ay maalgeliyeen qurbajoogta dalka kusoo laabanaysa. Isaga oo ka hadlayay munaasabadii furitaanka, Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in huteelka uu calaamad u yahay horumarka magaalada.[Read More…]

Gorgeous hotel opened in Garowe city

Gorgeous hotel opened in Garowe city

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s Vice President Abdihakim Omar Amay opened a new luxury hotel in Garowe on Saturday. The Grand Hotel is one of the hottest in the city, which is funded by the diaspora returning to the country. Speaking at the opening ceremony, the Vice President said the hotel is a symbol of the development of the city. In the[Read More…]

by May 6, 2017 0 comments English News
Sawirka: Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali.

Madaxweynaha dowladda Puntland oo sheegay in kaabayaasha dhaqaalaha ay lagama maarmaan u yihiin horumarka dhaqaale

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sheegay in kaabayaasha dhaqaalaha ay muhiim u yihiin horumarka dalka. Wareysi uu siiyay idaacada Radio Daljir Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in dhismayaasha kaabayaasha dhaqaalaha ay ku xiranyihiin horumarka Puntland. “Dabcan anigu waxaan ogahay dhaqaaleyahan haddaan ahay, waxa ugu weyn oo wadan lagu horumarin karo waa kaabyaasha dhaqaalaha,” ayuu yiri Madaxweynuhu. “Wada aan dekado[Read More…]

by May 3, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Sawirka: Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali.

Puntland President says economic infrastructure is necessary to economy

Galkayo-(Puntland Mirror) Puntland President has said that the infrastructure is necessary for the development of the country. In an interview with Radio Daljir, Abdiweli Mohamed Ali said that infrastructure construction will depend on the development of Puntland. “Of course I know that if I’m economist, the best mechanism to improve the economy is infrastructure,” he said. “If the country does[Read More…]

by May 3, 2017 0 comments English News
From left: Islan Ise islam Mohamed, Vice President Abdihakim Omar Amay, President Abdiweli Mohamed Ali, Speaker of Parliament, Ahmed Ali Hashi. [Photo Credit: Presidency Press Office]

Puntland President laid foundation stone of new road connects Garowe and Eyl

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali on Saturday has laid foundation stone of new road that connects Garowe town and Eyl district in Nugal region. Speaking at the launching ceremony of the road construction, the President said:  “The road is included in the infrastructure development of Puntland, really we have often talk about the importance of building infrastructure, of[Read More…]

by April 29, 2017 0 comments English News
From left: Islan Ise islam Mohamed, Vice President Abdihakim Omar Amay, President Abdiweli Mohamed Ali, Speaker of Parliament, Ahmed Ali Hashi. [Photo Credit: Presidency Press Office]

Madaxweynaha dowladda Puntland oo daahfuray dhismaha wadada u dhaxeysa Garoowe iyo Eyl

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Garoowe ku daahfuray dhismaha wadada u dhaxeysa magaalada Garoowe iyo degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Isaga oo ka hadlayay munaasabada daahfurka dhismaha Madaxweynaha ayaa yiri: “Wadadani dabcan waxay kamid tahay kaabayaasha dhaqaale ee lagu horumarinayo Puntland, runtii in badan baan ku celceliney muhiimada ay leedahay dhisida kaabayaasha[Read More…]

by April 29, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Roobab fiican oo laga soo sheegay gobolada Puntland

Roobab fiican oo laga soo sheegay gobolada Puntland

Garoowe-(Puntland Mirror) Qaybo kamid ah gobolada Puntland ayaa helay roobab fiican kadib abaar daran oo jirtay muddo toban bilood ka badan. Gobolada sida Nugaal, Mudug, Karkaar iyo Sool ayaa helay roobab fiican, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dadka ayaa soo dhaweeyay roobka sida mid kamid ah xoolo dhaqatada uu khadka taleefoonka ugu sheegay warsidaha Puntland Mirror. “Waxaanu ku faraxsanahay in ugu[Read More…]

by April 28, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Good rains reported in Puntland regions

Good rains reported in Puntland regions

Garowe-(Puntland Mirror) Parts of Puntland regions have received rainfall after severe drought that lasted over ten months. The regions such as Nugaal, Mudug, Karkaar and Sool received good rainfall, according to residents. The people have welcomed the rainfall as one of the pastoralists told Puntland Mirror over phone. “We are happy that the rains have finally come because we are affected[Read More…]

by April 28, 2017 0 comments English News
Abu Dhabi Fund for Development to contribute $89m to Somalia. [Photo: ADFD]

Sanduuqa Horumarinta Abu Dhabi oo deeq dhan $89.8 milyan ugu deeqay Soomaaliya

Abu Dhabi-(Puntland Mirror) Sanduuqa Horumarinta Abu Dhabi (ADFD) ayaa iclaamisay deeq dhan 330 milyan oo lacagta Dirhamka Imaaraatka Carabta ah oo u dhiganta (89.8 milyan oo dollarka Mareykanka) si mashaariic horumarineed iyo barnaamijyo looga fuliyo qaybaha muhiim ah ee gudaha Soomaaliya, gaar ahaan kaabayaasha iyo gaadiidka, sida ay Arbacadii ku warantay wakaalada wararka dowladda Imaaraatcka Carabta ee WAM. Sanduuqa ayaa[Read More…]

by April 20, 2017 0 comments Somali News
Abu Dhabi Fund for Development to contribute $89m to Somalia. [Photo: ADFD]

Abu Dhabi Fund for Development to contribute $89m to Somalia

Abu Dhabi-(Puntland Mirror) Abu Dhabi Fund for Development (ADFD) has announced a contribution of AED330 million (89.8 million) to implement development projects and programmes in key sectors in Somalia, particularly infrastructure and transport, state news agency WAM reported on Wednesday. The fund focuses on projects that are designed to enhance key sectors including renewable energy, transport, infrastructure, agriculture, mining, industry,[Read More…]

by April 20, 2017 0 comments English News
Scroll Up