Soomaaliya iyo Kenya oo isku raacay in ay dib u soo celiyaan xiriirka diblomaasiyadeed
Nairobi-(Puntland Mirror) Kadib wadahadalo uu hormuud ka ahaa Raysulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku raacay in la soo celiyo xiriirka diblomaasiyadeed. “Ajandaha wada hadalladan oo ku koobnaa xal u helista mugdiga diblomaasiyadeed […]