Articles by: Puntland Mirror News Desk

former leader Ahmed Abdi Godane also called (Abu Subeyr.
 [Photo: Twitter/Harun Maruf]

Al-Shabaab oo sii daysay sawirkii ugu horeeyay oo muuqda oo hoggaamiyahoodii hore ah

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ururka hubaysan ee Al-Shabaab ayaa maarkii ugu horeysay soo bandhigtay sawirka rasmiga ah ee hoggaamiyaheedii hore Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaan (Abu Subayr). Godane oo sanadkii 2007-dii loo doortay hoggaamiyaha Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn diyaaradeed bishii September ee sanadkii 2014-kii, oo ay geysteen diyaaradaha Mareykanka.

by June 26, 2017 0 comments Somali News
Al-Shabaab oo bilowday ugaarsiga Mukhtaar Roobow Abu Mansuur kadib markii Mareykanku ka saaray liiska argagixisada

Al-Shabaab oo bilowday ugaarsiga Mukhtaar Roobow Abu Mansuur kadib markii Mareykanku ka saaray liiska argagixisada

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa bilowday ugaarsiga si ay u dilaan ama u qabtaan Mukhtaar Roobow Abu Mansuur kadib markii dhawaan Mareykanku uu ka saaray liiska argagixisada, sida ay sheegeen ilo-wareed dhanka ammaanka ah. Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay boqolaal maleeshiyo hubaysan u direen si ay Abu Mansuur uga raadiyaan gudaha gobolada Bay iyo Bakool. Abu Mansuur oo horey[Read More…]

by June 26, 2017 0 comments Somali News
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. [Sawirka: Archive]

Madaxweyne Farmaajo oo gobolada waqooyi ee Soomaaliya ugu yeeray qaranimada Soomaaliyeed

Muqdisho-(Puntland Mirror) Isaga oo ka hadlayay munaasabada 26-ka June oo ah maalintii ay xornimada ka qaadeen gobolada Waqooyi ee Soomaaliya guumaystihii Ingiriiska oo lagu qabtay xalay mgaalada Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka codsaday gobolada waqooyi ee Soomaaliya sidoo kale loo yaqaan (Somaliland) in ay la midoobaan gobolada kale ee dalka. “Waxaa nasiib aaro ah Soomaali ehel wada[Read More…]

by June 26, 2017 0 comments Somali News
Ciidan katirsan ciidamada milatariga Puntland. [Sawirka: Archive]

Ammaanka Puntland oo la adkeeyay, walaac laga muujiyay hanaanka amni sugida

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa adkeeyay ammaanka dalka oo dhan inta lagu guda jiiro Ciidul Fitr. Ciidamo badan oo hubaysan ayaa la geeyay gudaha magaalooyinka waa-weyn ee Puntland si ay uga hortagaan wax walba oo lid ku ah ammaanka, sida ay sheegeen masuuliyiinta haayadaha amniga. Walaac laga muujiyay hanaanka ammaan sugida Khuburada ayaa walaac ka muujisay qaabka ay amniga[Read More…]

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo salaada Ciidul Fitr kala qeybgalay dad weyne ku tukaday garoonka kubada cagta Mire Awaare ee Garoowe. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]

Puntland: Dad ciiday iyo kuwo kale oo sooman

Garoowe-(Puntland Mirror) Qayb kamid ah dadka kunool magaalooyinka Puntland ayaa maanta oo Axad ah oogay saalada Ciidul Fitr, halka qaybo kale oo bulshada ah ay soomanyihiin maanta, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Warsidaha Puntland Mirror oo la xiriiray magaalooyinka Puntland ayaa ogaaday in dad badan ay maanta ciideen halka kuwo kale oo badana ay soomanyihiin. Magaalooyinka Boosaaso, Qardho, Garoowe, Buurtinle[Read More…]

Maleeshiyada ISIS oo ku sugan meel kutaala gudaha Puntland. [Sawirka: Archive]

Ugu yaraan shan qof oo lagu dilay isku dhac dhexmaray maleeshiyo deegaanka ah iyo dagaalyahanada ISIS

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa lagu dilay kadib markii maleeshiyo deegaanka ah ay isku dhaceen dagaalyahano katirsan ISIS gudaha gobolka Bari shalay galab oo Sabti ahayd, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka Urur oo u dhow magaalo xeebeedka Qandala, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Isaga oo la hadlayay idaacada Radio Daljir oo fadhigeedu yahay Puntland,[Read More…]

Maleeshiyada ISIS oo ku sugan meel kutaala gudaha Puntland. [Sawirka: Archive]

At least five killed in clash between local militia and ISIS fighters in Bari region

Bosaso-(Puntland Mirror) At least five people were killed after local militia clashed with ISIS fighters in Bari region of Puntland on Saturday afternoon, residents said. The clash took place in Urur area near Qandala coastal town, according to residents. The fighting erupted after armed men from the local militia ambushed ISIS hideout in the area.  Speaking to Radio Daljir in[Read More…]

by June 25, 2017 0 comments English News
Puntland Minister of Justice and Religious Affairs Salah Habib Jama. [Photo: Puntland Mirror]

Puntland oo iclaamisay in berito ay tahay Ciidul Fitr

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa iclaamisay in berito ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Fitr. Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Saalax Xabiib Jaamac ayaa warbaahinta ugu sheegay gudaha magaalada Garoowe caawa fiidkii. Dhanka kale, Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeeyay gaar ahaan shacabka reer Puntland munaasabada Ciidul Fitr.

Puntland Minister of Justice and Religious Affairs Salah Habib Jama. [Photo: Puntland Mirror]

Puntland announces Eid Al-fitr will start tomorrow

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland announced that tomorrow will be the first day of Eid Al-fir, Minister of Justice and Religious Affairs Salah Habib Jama told media in Garowe this evening. Meanwhile, Puntland President Abdiweli Mohamed Ali has congratulated all Muslims especially Puntland citizens on the occasion of Eid al-Fitr holiday. 

by June 24, 2017 0 comments English News
Haayada Dhakhaatiirta Aan Xuduuda Lahayn ee MSF oo howlo caafimaad ka bilowday isbitaalka Gaalkacyo

Haayada Dhakhaatiirta Aan Xuduuda Lahayn ee MSF oo howlo caafimaad ka bilowday isbitaalka Gaalkacyo

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ku dhawaad afar sanno kadib oo ay shaqaalaheeda kala baxday gudaha Soomaaliya, haayada Dhakhaatiirta Aan Xuduuda Lahayn ee MSF ayaa daaweyn caafimaad oo rasmi ah ka bilwoday gudaha Soomaaliya gaar ahaan isbitaalka guud ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyada oo wada shaqayn la leh Wasaaradda Caafimaadka Puntland. Bishii Agoosto ee sanadkii 2013-kii ayaa haayada MSF ka baxday[Read More…]

Scroll Up