Saddex qof oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay meel u dhow magaalada Carmo
Boosaaso-(Puntland Mirror) Saddex qof ayaa ku geeriyootay kadib markii ay isku dhaceen gaari bas ah iyo booyad, sida dad goobjoogayaal ah ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Shilka ayaa ka dhacay wadada laaamiga meel […]