Qarax lala eegtay gaari ciidan gudaha magaalada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Qarax ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen haayadaha ammaanka. Qaraxa ayaa ahaa kan wadada dhinaceeda lagu aaso oo lala beegsaday gaari ay leeyihiin ciidamada ammaanka Puntland, mana jirto […]