Madaxweynaha Puntland oo taliye cusub u magacaabay ciidamada Daraawiishta
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa u magacaabay Yaasiin Cumar Dheere taliyaha cusub ee ciidamada Daraawiishta, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada maanta oo Sabti ah. Taliyihii ka horeeyay Cabdishukri Cabdullaahi […]