Baarlamaanka Jubbaland oo dib u doortay Shiikh Cabdi Maxamed
Kismaayo-(Puntland Mirror) Baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo Sabti ah dib u doortay Shiikh Cabdi Maxamed in uu noqdo guddoomiyaha cusub ee afarta sanno ee soo socota. Shiikh Cabdi oo ahaa guddoomiyihii hore ayaa […]