Articles by: Puntland Mirror News Desk

Abuu Mansuur oo wariyeyaasha kula hadlay gudaha Muqdisho maanta oo Talaado ah. [Sawirka: Twitter]

Mukhtaar Roobow oo sheegay in uu ka tagay Al-Shabaab

Muqdisho-(Puntland Mirror) Hoggaamiyihii hore Al-Shabaab Mukhtaar Roobow oo loo yaqaan Abuu Mansuur ayaa goaansaday in uu ka tago kooxdiisii hore, waxa uu ku sheegay shir saxaafadeed uu ku qabtay Muqdisho maanta oo Talaado ah. Shir saxaafadeedka dhexdiisa, Abu Mansuur ayaa sheegay in uu ka tagay Al-Shabaab shan sanno kahor kadib markii uu ogaaday dhibbaatooyinka guracan ee maleeshiyada. Ugu dambeyn waxaa uu[Read More…]

by August 15, 2017 0 comments Somali News
Abuu Mansuur oo wariyeyaasha kula hadlay gudaha Muqdisho maanta oo Talaado ah. [Sawirka: Twitter]

Mukhtar Roobow quits Al-Shabab militants

Mogadishu-(Puntland Mirror) Former Al-Shabab leader Mukhtar Roobow known as Abu Mansuur has decided to quit his former group, he announced in a press conference in Mogadishu on Tuesday. In the press conference, Abu Mansuur said that he left the Al-Shabab five years ago after he realized the violent behavior of the militant. Finally he thanked the Somali government and international community for[Read More…]

by August 15, 2017 0 comments English News
Madaxweynaha kalsoonida lagala noqday Cali Cabdullaahi Cosoble. [Sawirka: Archive]

Baarlamaanka Hir-shabeelle oo ceyriyay madaxweynihii maamulkaas

Jowhar-(Puntland Mirror) Baarlamaanka maamulka Hir-shabeelle ayaa ceyriyay madaxweynihii maamulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble kadib markii ay kalsoonidii kala noqdeen maanta oo Isniin ah. Ku dhawaad 70 xildhibaanada Hir-shabeelle ayaa u codeeyay in kalsoonida lagala noqdo Cosoble kulan ay ku yeesheen gudaha magaalada Jowhar, iyaga oo ku eedeeyay waxqabad xumo mudadii uu xafiiska joogay. Tilaabadaan ayaa timid hal maalin kadib markii ilaa 13[Read More…]

by August 14, 2017 0 comments Somali News
Ciidamada Puntland oo tagay gobolka Sool

Ciidamada Puntland oo tagay gobolka Sool

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamo badan oo ka socda Puntland gaar ahaan Ciidanka Danab ayaa gaaray deegaano kuyaala gobolka Sool maalintii Axada, sida ay sheegeen masuuliyiintu. Masuuliyiinta Puntland ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in ciidamadu ay u joogaan gobolka si ay u joojiyaan dadaalada Somaliland ay ku doonayso in ay sanaadiikhda cod bixinta ku keento deegaanka. Ciidamada ayaa saldhigyo milatari ka sameystay[Read More…]

by August 14, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Puntland forces arrive in Sool region

Puntland forces arrive in Sool region

Garowe-(Puntland Mirror) More troops from Puntland especially the Danab Armed Forces have arrived in an areas of Sool region on Sunday, officials said. The officials of Puntland told Puntland Mirror that the forces are in the region to stop the efforts of Somaliland to bring ballot boxes to the area. The forces built military bases in Taleex historical village of Sool region,[Read More…]

by August 14, 2017 0 comments English News
Mukhtaar Roobow Abu Mansuur. [Sawirka: Archive]

Waa kuma Mukhtaar Roobow, maxay is dhiibistiisu uga dhigantahay Al-Shabaab?

Mukhtaar Roobow sidoo kale loo yaqaan Abu Mansuur waxa uu ku dhashay sanadkii 1969 gudaha degmada Xudur ee gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxa uu Quraanka Kariimka ku bartay dugsi Quraan kuyaala gudaha gobolka Bakool, kadibna waxa uu barashada diinta kasii watay masaajid kuyaala gudaha magaalada Muqdisho. Sanadkii 1990 waxa uu shareecada ka bartay Jaamacada Khartuum ee dalka Suudaan.[Read More…]

by August 13, 2017 0 comments Editorial, Somali News
Mukhtaar Roobow oo is dhiibay

Mukhtaar Roobow oo is dhiibay

Baydhabo-(Puntland Mirror) Hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Mukhtaar Roobow ayaa aqbalay in uu isku dhiibo dowladda federaalka Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin. Is dhiibida ayaa timid kadib kulan ay albaabadu u xirnaayeen oo dhexmaray masuuliyiin ka socota dowladda federaalka Soomaaliya iyo Roobow, kaasoo ka dhacay tuulada Abaal, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen.  Maleeshiyaad Al-Shabaab katirsan iyo dagaalyahano daacad u ah Roobow ayaa ku[Read More…]

by August 13, 2017 0 comments Somali News
Mukhtar Roobow surrenders

Mukhtar Roobow surrenders

Baidoa-(Puntland Mirror) Former Al-Shabab leader Mukhtar Roobow has accepted to surrender to the Somali federal government, officials confirmed. The surrender came after closed-door meeting between officials from the Somali government and Roobow, which took place in Abal village, according to sources. Al-Shabab militants and fighters loyal to Roobow have been fighting over Abal since Friday. Abal is a small town in[Read More…]

by August 13, 2017 0 comments English News
Puntland deploys troops to Sool and Sanaag. [File: Archive]

Puntland oo ciidamo u dirtay gobolada Sool iyo Sanaag

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa ciidamo badan u dirtay gobolada Sool iyo Sanaag isku day ah in looga hortago dadaalka ay Somaliland ku doonayso in sanduukhyada doorashada ay ku geyso Sool iyo Sanaag, sida ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Tilaabadaan ayaa imaanaysa iyada oo Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab sheegay in Somaliland ay cawaaqib[Read More…]

by August 12, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Puntland deploys troops to Sool and Sanaag. [File: Archive]

Puntland deploys troops to Sool and Sanaag

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland has deployed more troops to Sool and Sanaag regions in an attempt to prevent Somaliland’s effort to bring ballot boxes to Sool and Sanaag, security sources told Puntland Mirror. This comes as Puntland’s Information Minister Abdi Hersi Ali Qarjab said Somaliland will pay heavy price if they did not stop its movement towards the area. Puntland and[Read More…]

by August 12, 2017 0 comments English News
Scroll Up