Soomaaliya oo sheegtay in aysan marna gorgortan ka geli doonin muranka badda kala dhaxeeya Kenya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan marna gorgortan ka geli doonin muranka badda ee kala dhaxeeya Kenya. Wasiir dowlaha arrimaha dibada Soomaaliya Cabdulqaadir Axmed Khayr oo la hadlayay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in marnaba […]