Xubin katirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bakool
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda maanta oo Khamiis ah. Xubinta oo magaciisa lagu […]