Articles by: Puntland Mirror News Desk

Aaska dadkii lagu dilay howlgalkii Bariire 25-kii Agoosto 2017. [Xigashada Sawirka: Reuters]

US: No civilians killed in August operation in Barire area

Mogadishu-(Puntland Mirror) US on Wednesday denied allegations that its forces and Somali National Army had killed civilians in Barire area of Somalia on Aug. 25 this year, US Africa Command said in statement. “After a thorough assessment of the Somali National Army-led operation near Bariire, Somalia, on Aug. 25, 2017 and the associated allegations of civilian casualties, U.S. Special Operations[Read More…]

by November 30, 2017 0 comments English News
Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Ivory Coast uga qeybgalaya shirka 5-aad ee madasha iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub. [Sawirka: Villa Somalia]

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Ivory Coast uga qeybgalaya shirka 5-aad ee madasha iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Abidjan-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalaya shirka shanaad ee madasha iskaashiga wadamada Afrika iyo Midowga Yurub oo ka dhici doona magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeeyay garoonka diyaaradaha Félix Houphouët-Boigny ee Abidjan. Shirweynaha hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo labo maalmlood socon doona ayaa waxaa[Read More…]

by November 30, 2017 0 comments Somali News
Wadada laamiga ah ee u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso. [Sawirka: Puntland Mirror]

Saddex qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay meel u dhow Garoowe

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay hal qof oo kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari, sida ilo-wareedyo caafimaad ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Shilka ayaa ka dhacay saq dhexe xalay wadada laamiga ah ee u dhaxaysa Garoowe iyo tuulada Laanta-hawada. Gaari noociisu ahaa X-Trail ayaa shilka galay, sida ay ilo-wareedku sheegeen. Waxaa jiray shilal is[Read More…]

by November 29, 2017 0 comments Puntland
Wadada laamiga ah ee u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso. [Sawirka: Puntland Mirror]

Three killed in car accident near Garowe

Garowe-(Puntland Mirror) At least three people died one other person injured in a car accident, medical sources told Puntland Mirror. The accident happened at midnight at tarmac road between Garowe and Lanta-hawada village. A vehicle of Nissan X-Trail was involved in the accident, the sources added. There have been a series of road accidents in Puntland, resulting in poor roads[Read More…]

by November 29, 2017 0 comments English News
Wefdiga ka socda dowladda Qatar oo yimid Muqdisho. [Sawirka: Radio Muqdisho]

Wefdi ka socda dalka Qatar oo yimid Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wefdi ka socda dalka Qatar ayaa maanta oo Talaado ah yimid caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay ku warantay idaacada dowladda ee Radio Muqdisho. Wefidga oo uu hoggaaminayo Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha guud ee sanduuqa Qatar ee horumarinta ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya. Wefdiga Qatar ayaa la kulmi doona[Read More…]

by November 28, 2017 0 comments Somali News
Sawirka: Hoggaamiyaha maleeshiyada ISIS ee Puntland Cabdiqaadir Muumin.

Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay qaadeen duqayn ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland

Garoowe-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegay in ay qaadeen duqayn ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland, Soomaaliya, waxaana lagu dilay hal qof. “Iyadoo lala kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, ciidamada Mareykanka waxay qaadeen duqayn ka dhan ah ISIS ee waqooyi-bari Soomaaliya 27 November, waxaana lagu dilay hal kamid ah argagixisada,” Taliska Mareykanka ee Afrika[Read More…]

by November 28, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Sawirka: Hoggaamiyaha maleeshiyada ISIS ee Puntland Cabdiqaadir Muumin.

U.S. military says conducted air strike against ISIS in Puntland

The U.S. military said on Monday it had carried out an air strike against Islamic State militants in northeast Somalia, killing one person. Islamic State has been gathering recruits in the region, although experts say the scale of its force is unclear and it remains a small player compared to the al Shabaab group. “In coordination with the Federal Government[Read More…]

by November 28, 2017 0 comments English News
Xoghayaha la ceyrshay Cabdiqafaar Cabdiraxmaan. [Sawirka: Puntland Mirror]

Xoghayihii dowladda hoose ee degmada Garoowe oo shaqada laga ceyrshay

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Maxamed Xirsi ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii dowladda hoose ee degmada Garoowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan, sida ay sheegayso digreeto. Maxamuud Cali Xasan ayaa loo doortay xoghayaha cusub ee degmada, sida lagu sheegay digreetada oo soo baxday maanta oo bishu ku beegantahay 27 November 2017. Xil ka qaadista ayaa timid kadib soojeedin ka timid golaha[Read More…]

by November 27, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Baabuurta gaashaaman ee ciidamada PSF. [Sawirka: facebook/psf]

Ciidamada PSF oo qabtay afar xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa qabtay afar nin kuwaasoo loo maleynayo in ay yihiin xubno katirsan Al-Shabaab oo u qaabilsan saadka, sida PSF ay ku sheegeen boggooda Facebook. PSF ayaa sheegtay in afarta nin ay qabteen kadib markii ciidamadu ay howlgal ka sameeyeen deegaanada buuralayda ah ee Dhadhabo iyo Ceel-deber ee gobolka Bari. PSF ayaa intaas ku[Read More…]

by November 27, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Baabuurta gaashaaman ee ciidamada PSF. [Sawirka: facebook/psf]

PSF capture four suspected Al-Shabab members

Bosaso-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces have captured four men who are believed to be Al-Shabab members for logistics, PSF said in a Facebook post. The PSF said they captured the men after the forces conducted a raid in the mountainous areas of Dadabo and El-deber of Bari region. PSF added that the men will face justice. The raid was the[Read More…]

by November 27, 2017 0 comments English News
Scroll Up