Askari katirsan ciidanka Puntland oo lagu dilay is rasaasayn ka dhacday gobolka Bari
Boosaaso-(Puntland Mirror) Askari katirsan ciidanka Puntland ayaa lagu dilay is rasaasayn ka dhacday deegaanka Ceel Daahir oo katirsan magaalada Carmo ee gobolka Bari, sida ay ku warantay idaacada Radio Daljir. Is rasaasaynta ayaa timid markii […]