Articles by: Puntland Mirror News Desk

Marxuum Cabdullaahi Cali Cumar. [Sawir Hore]

Maareeye ku xigeenkii shirkada isgaarsiinta Golis oo lagu dilay magaalada Boosaaso

Boosaaso-(Puntland Mirror) Maareeye ku xigeenkii shirkada isgaarsiinta Golis ayaa xalay fiidkii lagu dilay magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen laamaha ammaanka. Cabdullaahi Cali Cumar ayaa niman baastoolado ku hubeysan toogteen isaga oo kasoo noqday salaada Cisha oo uu ku tukaday masjid kuyaala magaalada Boosaaso. Nimankii dilka geystay ayaa ka cararay goobta, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Ma jirto cid sheegatay[Read More…]

by August 8, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo. [Sawir Hore]

Aksri katirsan garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo ku dhintay weerar ay maleeshiyo ku qaadeen garoonka

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Hal askari oo katirsan ciidamada Puntland ee ilaalada garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa ku dhintay kadib markii maleeshiyaad katirsan koonfurta Gaalkacyo ay weerar ku qaadeen garoonka subaxnimadii Talaadada, sida ilo-wareedyo dhanka ammaanka ay sheegeen. Saraakiisha ammaanka ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in maleeshiyadu ay isku dayeen in ay meel garoonka u dhow ay ka dhisaan dhisme balse[Read More…]

by August 7, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Ciidamada PSF oo howlgal ka fulinaya buuraha Caalmadoow. [Xigashada sawirka: PSF/Facebook]

Ciidamada ammaanka Puntland ee PSF oo sheegay in 15 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ay ku dileen buuraha Caalmadow

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ee PSF ayaa sheegay in ay 15 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ku dileen howlgal ka dhacay deegaanka Madarshoon ee buuraha Caalmadow. PSF ayaa sidoo kale bayaan ay soo dhiggeen boggooda Facebook ku sheegay in ay maleeshiyada Al-Shabaab ka sifeeyeen deegaanada Madarshoon, Karin Xagarood iyo Diindigle oo kuyaala buuraha Caalmadow.

by August 6, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Qaraxa ayaa ka dhacay makhaayad kutaala jidka Maka Al Mukarama. [Xigashada Sawirka: Reuters]

Saddex qof oo ku geeriyootay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Saddex qof ayaa ku geeriyootay qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho fiidkii xalay oo Axad ahayd, sida ay sheegeen ciidamada booliiska. Saraakiisha booliiska ayaa warbaahinta u sheegay in gaari qaraxa ah la dhigay kasoo horjeedka makhaayad kutaala jidka mashquulka badan ee Maka Al Mukarama uu qarxay. Irida makhaayada ayaa burburtay, dhiiga badan ayaa ku daatay sakxada makhaayada[Read More…]

by August 6, 2018 0 comments Somali News
Duqa kumeelgaarka ah ee magaalada Garoowe oo aan u tartameyn doorashada soo socota ee dowladda hoose

Duqa kumeelgaarka ah ee magaalada Garoowe oo aan u tartameyn doorashada soo socota ee dowladda hoose

Garoowe-(Puntland Mirror) Duqa kumeelgaarka ah ee magaalada Garoowe Axmed Maxamed Ducaale ayaan u tartameyn doorashada soo socota ee dowladda hoose, sida warsidaha Puntland Mirror ay u xaqiijiyeen ilo-wareedyo isaga ka ag dhow. Duqa ku meelgaarka ah waxaa fikirka inuu u tartamo jagadan ay ku jirtey bilihii la soo dhaafay. Ilo-wareedka ayaa sheegay in Axmed uu si rasmi ah u xaqiijiyay[Read More…]

by August 5, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Interim Mayor Rules Out Running for Garowe Mayor

Interim Mayor Rules Out Running for Garowe Mayor

Garowe–(Puntland Mirror) The interim mayor of Garowe city, Mr Ahmed Mohamed Du’ale, has ruled out running for mayor in the upcoming district council elections, as confirmed to Puntland Mirror by credible sources close to the Interim mayor.  The interim mayor has flirted with the idea of competing for the position in the last few months. The sources have stated that[Read More…]

by August 5, 2018 0 comments English News
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daauud. [Sawirka: Twitter]

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya oo lagu eedeeyay musuqmaasuq

Muqdisho-(Puntand Mirror) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daauud ayaa lagu eedeeyay musuqmaasuq, sida uu sheegay Hanti-dhowraha Guud. Maxamed Maxamuud Cali, oo ah Hanti-dhowraha Guud ee qaranka oo warbaahinta la hadlay maanta oo Sabti ah ayaa sheegay in wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada uu sameeyay ku takrifal uuna ka xadgudbay maamulka maaliyada ee wadanka u degsan.[Read More…]

by August 4, 2018 0 comments Somali News
Madaxweynihii hore ee Khaatumo Maxamuud Yuusuf Indhosheel. [Sawir Hore]

Madaxweynihii hore ee Khaatumo oo ku eedeeyay Somaliland labo masuul oo lagu dilay Buuhoodle

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee Khaatumo Maxamuud Yuusuf Indhosheel ayaa ku eedeeyay Somaliland dilka labo masuul. Isaga oo la hadlayay warbaahinta gudaha, Indhosheel oo ku sugan Garoowe, ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland in ay ka dambeyso dilka Cabdifataax Maxamed Cali iyo Axmed Maxamuud Doolaal. “Waxaanu heynay warar sheegaya in Somaliland ay soo dirtay dad si ay Buuhoodle uga geystaan dilal[Read More…]

Madaxweynihii hore ee Khaatumo Maxamuud Yuusuf Indhosheel. [Sawir Hore]

Former Khaatumo President accuses Somaliland of killing two officials in Buuhoodle

Garowe-(Puntland Mirror) Former Khaatumo President Mohamed Yousuf Indhosheel accused Somaliland of killing two officials in Buuhoodle. Speaking to local media, Indhosheel who is in Garowe, has accused Somaliland of being behind the killing of Abdifatah Mohamed Ali and Ahmed Mohamoud Dolal. “We have received reports that Somaliland has sent killers to Buuhoodle to carry out assassinations against us,” he said.[Read More…]

by August 2, 2018 0 comments English News
Shirka ayaa lagu qabtay qolka shirarka ee Wasaaradda Maaliyada Puntland ee Gaeoowe. [Sawirka]

Shirka asbuuclaha ee golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Garoowe

Garoowe-(Puntland Mirror) Shirka asbuuclaha ee golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Waa markii kowaad oo shirka golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu qabto Garoowe. Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoominaya kulanka. Madaxweynaha Puntland iyo golaha wasiiraddiisa ayaa sidoo kale ka qeybgalay shirka. War-saxaafadeed ku saabsan[Read More…]

by August 2, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Scroll Up