RW Soomaaliya oo sheegay in xukuumadiisu ay dalbatay in Mareykanku uu si kumeel gaar ah u joojiyo caawimaada ciidamada Soomaaliya si loo hagaajiyo isla xisaabtanka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay dalbatay in Mareykanku uu si kumeel gaar ah u joojiyo caawimaada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si loo hagaajiyo isla xisaabtanka kadib walaacyo […]