Ugu yaraan afar qof oo ku geeriyootay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay Muqdisho maanta oo Axad ah, sida ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammnaaka iyo caafimaadka ay sheegeen. Gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa ku qarxay […]