Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo beeniyay in ay jiraan wada-xaajood u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo ku saabsan muranka badda
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax wada-xaajood ah oo ku saabsan muranka badda oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. “Kiiska dacwadda badda ee inaga dhexeeya Kenya, waxa uu inoo […]