Madaxweynaha Puntland oo Saynab Ugaas Yaasiin u magacaabay wasiir ku xigeenka maaliyada
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa Saynab Ugaas Yaasiin u magacaabay wasiir ku xigeenka maaliyada, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday madaxtooyada Puntland maanta oo Khamiis ah. Saynab ayaa bedeli doonta wasiir ku […]