Soomaaliya oo taageertay Sucuudi Caraabiya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageertay Sucuudi Caraabiya kana soo horjeeda cid walba oo dhibaato ku ah danaheeda dhaqaale. “Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay markale ku celinaysaa mowqifkeeda sugan ee taageeraya degganaanshaha iyo […]