Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed oo ka dhacay gobolka Sool
Garoowe-(Puntland Mirror) Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed deegaanka ah ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacay gobolka Sool, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dagaalka ayaa subaxnimadii hore ka qarxay deegaanka Dhumay, oo qiyaastii 35 mayl […]