Articles by: Puntland Mirror News Desk

A supporter speaks to a passer by during a Vote Leave event outside the Chelsea Flower Show in London, Britain May 28, 2016. REUTERS/Neil Hall

UK oo u codaysay in ay ka baxaan Midowga Yurub

London-(Puntland Mirror) Dadka boqortooyada Midowday (UK) ayaa ayaa u codeeyay in ay ka baxaan Midowga Yurub kadib afti dadweyne oo taariikhi ah oo dalkaas ka dhacday. Gudaha dalka Ingiriiska gobolka walba oo ka baxsan caasimada London waxay u codeeyeen in laga baxo. Gobolka ugu badan oo looga codeeyay ka bixida ayaa ahaa West Midlands oo 59.11% u codeeyay ka bixida.[Read More…]

by June 24, 2016 0 comments World
Ciidamada Yugaandha oo bilaabaya ka bixida Soomaaliya December 2017

Ciidamada Yugaandha oo bilaabaya ka bixida Soomaaliya December 2017

  Taliyaha ciidamada dalka Yugaandha Janaraal Katumba Wamala ayaa sheegay in Yugaandha ay u qorshaysantahay bisha December ee sanadka 2017-ka wakhtiga ay ciidamadeeda kala baxayso gudaha dalka Soomaaliya. Si kastoo ay ahaataba Smail Chergui oo ah wakiilka guddiga Midowga Afrika ee nabada iyo amniga ayaa sheegay in taliyaha ciidamada Yugaandha uu aqbalay in qaraarka sheegaya in dhamaan dalalka ay ciidamada[Read More…]

by June 23, 2016 0 comments Uncategorized
Maxkamada ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo toogasho ku xukuntay ninkii dilay taliyihii nabadsugida gobolka Shabeelada Dhexe

Maxkamada ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo toogasho ku xukuntay ninkii dilay taliyihii nabadsugida gobolka Shabeelada Dhexe

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah u fadhiisatay dacwada loo heystay eedaysanayaal uu ku jiro ninkii dilay taliyihii nabadsugida gobolka Shabeelada Dhexe. Maxkamada ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Yuusuf Xasan (Yuusuf Madoobe) oo lagu helay inuu gacantiisa ku toogtay taliyihii nabadsugida gobolka Shabeelada Dhexe. Taliyihii nabadsugida gobolka Shabeelada Dhexe, Cabdiweli[Read More…]

Ciidamada dowlada Puntland iyo maleeshiyada uu hoggaaminayo Gallan oo madaafiic isku ganay

Ciidamada dowlada Puntland iyo maleeshiyada uu hoggaaminayo Gallan oo madaafiic isku ganay

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada dowlada Puntland iyo maleeshiyada uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee gobolka Bari ayaa dhowr madaafiic oo daqiiqado socday isku tuuray saakay oo Khamiis ah deegaan dhanka Koonfurta kaga beegan degmada Carmo ee gobolka Bari, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Ma jirto macluumaad deg deg ah oo sheegaya khasaraaha ka dhashay madaafiicdaas. Dhacdadaan ayaa imaanaysa labo maalmood kadib markii[Read More…]

Puntland government forces exchange mortar fire with militants in Bari region

Puntland government forces exchange mortar fire with militants in Bari region

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s government forces and militia led by the former Bari governor has exchanged mortar fire for several minutes on Thursday morning in a remote southern of Armo district in Bari region at Puntland. There were no immediate reports of casualties. This development comes two days after some 200 militants led by the former Bari governor, Abdisamad Mohamed Gallan[Read More…]

by June 23, 2016 0 comments English News
Doorashada afti ka qaadida Britain ee kamid ahaanshaha Midowga Yurub oo bilaabmatay

Doorashada afti ka qaadida Britain ee kamid ahaanshaha Midowga Yurub oo bilaabmatay

Doorashada afti ka qaadida dad weynaha Boqortooyada Midowday (Britain) ayaa bilaabmatay saakay oo Khamiis ah halkii saac ee subaxnimo ee saacada Britain, waxaana dad weynaha ay u codaynayaan in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub ama ay ka sii mid ahaato. Dad lagu qiyaasay 40 milyan ayaa ka qaybgalaya doorashada. Guddiga doorashada ayaa qiyaasaya natiijada kama dambaysta ah ilaa subaxnimada[Read More…]

by June 23, 2016 0 comments World
Eriteeriya oo sheegtay in ay 200 oo askar Itoobiyaan ah ku dishay dagaal xuduuda ka dhacay

Eriteeriya oo sheegtay in ay 200 oo askar Itoobiyaan ah ku dishay dagaal xuduuda ka dhacay

Dowldda Eritteeriya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen in ka badan 200 oo askar Itoobiyaan ah, islamarkaana ay dhaawaceen in ka abdan 300 oo kale, intii uu socday dagaaal xuduudda ka dhacay maalmihii Axadda iyo Isniinta. Ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegadan, oo ay dowladda Eriteeriya ku baahisay war qoraal ah oo ay maanta soo saartay, laguna[Read More…]

by June 17, 2016 0 comments Home, World
Eritrea Says It Killed 200 Ethiopian Troops in Border Clash

Eritrea Says It Killed 200 Ethiopian Troops in Border Clash

Eritrea said more than 200 Ethiopian troops were killed in June 12 clashes on their joint border, the latest in a series on confrontations since the Horn of Africa nations separated more than two decades ago. A further 300 Ethiopian soldiers were wounded, Eritrea’s Information Ministry said Thursday in a statement on its website. The tolls are “conservative estimates,” it said.[Read More…]

by June 17, 2016 0 comments English News
Kooxda Booko Xaaraam oo samaysatay idaacad

Kooxda Booko Xaaraam oo samaysatay idaacad

Kooxda argagixisada ah ee Booko Xaaraam oo ka dagaalanta dalka Nayjeeriya ayaa samaysatay idaacad FM ah oo mawjadeedu tahay 96.8, sida ay sheegtay laanta Xawsaha ee idaacada VOA. Sida ay wararku sheegayaan, dadka ku nool tuulada Yolkomari oo udhow Waqooyiga fog ee dalka Kaamiruun ayaa sheegay in ay maqleen codka idaacad, taasoo faafinaysa barobagaandada Booko Xaaraam. Booko Xaaraam oo ah[Read More…]

by June 16, 2016 0 comments Home, World
Guddoomiyihii hore gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo xukuumada Madaxweyne Cabdiweli  ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay xilka haysay

Guddoomiyihii hore gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo xukuumada Madaxweyne Cabdiweli ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay xilka haysay

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay jirtay xukuumada Cabdiweli Maxamed Cali oo hadda talada haysa, wareysi uu siiyay Raadiyo Daljir. Gallan oo wareysi gaar ah siiyay Daljir ayaa sheegay in Puntland muddo badan la gashay dhaqaale badan iyo wakhti badan balse hadda ay u muuqato in ay ku socoto[Read More…]

Scroll Up