Ciidamada booliiska Garoowe oo qabtay labo nin oo looga shaki qabo in ay ka dambeeyeen dil ka dhacay magaalada
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska ee magaalada Garoowe ayaa qabtay labo nin oo looga shaki qabo in ay ka dambeeyeen dil ka dhacay magaalada xalay fiidkii, sida uu warbaahinta u sheegaay maanta oo Talaado ah taliyaha […]