Askari katirsan ciidamada badda Puntland oo dilay labo askari oo saaxiibadiis ah
Boosaaso-(Puntland Mirror) Askari katirsan ciidamada Puntland ayaa labo askari oo kale ku dilay magaalada Boosaaso, sida ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Dhacdada ayaa timid kadib markii ay kaftameen balse askariga […]