Madaxweyne Cabdiweli oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka baarlamaanka
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ku dhawaaqay guddiga xalinta khilaafaadka baarlamaanka, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday madaxtooyada maanta oo Isniin ah. Magacyada guddiga: 1.Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre 2.Maxamed Cabdikariim Maxamuud 3.Burhaan […]