Mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweyne Farmaajo oo burburay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa burburay, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xoghaynta baarlamaanka. Bayaan maanta oo Talaado ah kasoo baxay xafiiska xoghaynta guud ee baarlamaanka […]