Ugu yaraan todobo qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan todobo qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha dowladda. Qaraxa ayaa ka dhacay meel qiyaastii 400 kiilomitir u jirta xarunta […]