Qatar oo baabuur gaashaaman ugu deeqday Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Qatar ayaa 68 gaari oo gaashaaman ugu deeqday Soomaaliya maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaandhiga Qatar. Qatar ayaa sheegtay baabuurta oo maanta oo Khamiis ah laga dajiyay Muqdisho ay gacan […]