Articles by: Puntland Mirror News Desk

(Dhexda) Madaxweynaha Madaxweynaha dowladda Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]

Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka qaybgalay Shirka Madasha sare ee TANA oo ka dhacay Itoobiya

Bahir Dahir-(Puntland Mirror) Shirka Madasha sare ee TANA ee ammaanka Afrika ayaa ka furmay maanta oo Sabti ah magaalada Bahir Dahir ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha dowladda Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kamid ah marti sharafka ka qaybgalaysa shirka. Shirka ayaa diirada lagu saari doonaa khayraadka dabiiciga ah ee Afrika, sida ay wararku sheegayaan. Madaxweyne Cabdiweli ayaa la filayaa in uu[Read More…]

by April 22, 2017 0 comments Puntland, Somali News
(Dhexda) Madaxweynaha Madaxweynaha dowladda Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]

Puntland President attends TANA high-level forum in Ethiopia

Bahir Dahir-(Puntland Mirror) TANA high-level forum on security in Africa kicked off on Saturday in Bahir Dahir town of Ethiopia. Puntland President Abdiweli Mohamed Ali is among dignitaries who attended the forum. The forum will focus on Africa natural resources, according to reports. President Abdiweli is expected to deliver a speech during the two-day meeting, sources say.

by April 22, 2017 0 comments English News
Puntland presidential guards are seen in Galkayo. [Phto Credit: Presidency Press Office]

Askari katirsan ilaalada madaxtooyada Puntland oo dablay hubaysan oo aan haybtooda la aqoon ku dileen magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo–(Puntland Mirror) Askari katirsan ilaalada madaxtooyada Puntland ayaa waxaa dilay niman hubaysan oo aan la aqoon haybtooda xalay oo Jimce ahayd fiidkii, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah. Ninka la dilay ayaa la oran jiray Axmed Xasan Maxamed oo loo yaqaan (Gaandi), sida ay sheegeen ilo-wareedku. Sarkaal katirsan ciidamada ammaanka Puntland oo magaciisa qariyay ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay[Read More…]

by April 22, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Todobo askari oo Kiinyaati ah iyo ugu yaraan shan askari oo ciidamada dowladda Soomaaliya katirsan oo lagu dilay weerar ay Al-Shabaab la beegsatay oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose. [Sawirka: Archive]

Todobo askari oo Kiinyaati ah iyo ugu yaraan shan askari oo ciidamada dowladda Soomaaliya katirsan oo lagu dilay weerar ay Al-Shabaab la beegsatay oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Muqdisho-(Puntland Mirror) Todobo askari oo Kiinyaati ah iyo ugu yaraan shan askari oo ciidamada dowladda Soomaaliya katirsan ayaa lagu dilay weerar ay Al-Shabaab la beegsatay oo ka dhacay tuulada Hoosingo ee gobolka Jubbada Hoose, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu. Ugu yaraan toban askri oo ka kalatirsan labada dal ayaa sidoo kale ku dhaawacmay weerarka. Weerarka ayaa dhacay maalintii Axada iyadoo ciidamada huwanta[Read More…]

by April 18, 2017 0 comments Somali News
Labo kamid ah burcadbadeeda Soomaaliya oo meydkooda laga helay gobolka Sanaag. [Xigashada Sawirka: AFP]

Labo kamid ah burcadbadeeda Soomaaliya oo meydkooda laga helay gobolka Sanaag

Garoowe-(Puntland Mirror) Meydka labo qof oo dhintay ayaa laga helay tuulo xeebeedka Daruuro ee gobolka Sanaag, sida dadka deegaanka jooga ay khadka taleefoonka ugu sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Labada meyd ayaa waxaa meel u dhow xeebta saakay oo Axad ahayd uga tagay burcadbadeed Soomaali ah, sida dadka deegaanku ay sheegeen. Wakaalada wararka AP oo soo xiganaysa ilo-wareed katirsan ciidamada la[Read More…]

by April 16, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Labo kamid ah burcadbadeeda Soomaaliya oo meydkooda laga helay gobolka Sanaag. [Xigashada Sawirka: AFP]

Two Somali pirates found dead in Sanaag region

Garowe-(Puntland Mirror) Two dead bodies were found in Daruro coastal village of Sanaag region, residents in the area told Puntland Mirror by phone. The two dead bodies were left by the Somali pirates near the coast on Sunday morning, according to the residents. AP news agency quoted a Puntland anti-piracy force source Sunday saying the foreign naval forces in international[Read More…]

by April 16, 2017 0 comments English News
Maleeshiyada ISIS ku sugan Puntland, Soomaaliya. [Sawirka]

Dagaalyahano ISIS katirsan oo weeraray tuulada Dasaan ee gobolka Bari

Garoowe-(Puntland Mirror) Dagaalyahano ISIS katirsan ayaa weeraray tuulada Dasaan ee gobolka Bari, sida sarkaal dowladda ah uu warsidaha Puntland Mirror u xaqiijiyay. Sarkaal dowladda Puntland katirsan oo codsaday in aan magaciisa la sheegin, ayaa Puntland Mirror u sheegay in weerarku uu dhacay shalay galab oo Sabti ahayd markii tobonaan maleeshiyo ISIS katirsan ay weerareen tuulada. Sida Sarkaalku sheegay, dagaalyahanada ayaa bakhaarada[Read More…]

by April 16, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Diyaarado dagaal oo looga shaki qabo in ay Kenya leedahay oo duqeeyay xero milatari oo ay Al-Shabaab ku leedahay gobolka Gedo. [Xigashada Sawirka: Reuters]

Diyaarado dagaal oo looga shaki qabo in ay Kenya leedahay oo duqeeyay xero milatari oo ay Al-Shabaab ku leedahay gobolka Gedo

Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaarado dagaal oo looga shaki qabo in ay Kenya leedahay ayaa habeenimadii xalay oo Sabti ahayd duqeeyay xero milatari oo ay Al-Shabaab ku lahayd deegaanka Ceel Cade ee gobolka Gedo, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Qof dadka deegaanka ah ayaa sheegay in uu maqlay dhawaaqa duqaynta. Diyaaradaha dagaalka ayaa ilaa afar gantaal ku riday xerada milatari, sida uu[Read More…]

by April 15, 2017 0 comments Somali News
Tobonaan ciidamo Mareykan ah oo la geeyay gudaha Soomaaliya. [Sawirka: Archive]

Dozens More US Troops Deployed to Somalia

Dozens of American soldiers have deployed to Mogadishu to train and equip Somali and AMISOM (African Union Mission in Somalia) forces fighting extremism in Somalia, U.S. military officials told VOA. The troops’ arrival marks the first presence of American military forces in Somalia, other than a small unit of counterterrorism advisers, since March 1994 when the U.S. pulled out of[Read More…]

by April 14, 2017 0 comments English News
Tobonaan ciidamo Mareykan ah oo la geeyay gudaha Soomaaliya. [Sawirka: Archive]

Tobonaan ciidamo Mareykan ah oo la geeyay gudaha Soomaaliya

Washington-(Puntland Mirror) Tobonaan katirsan askarta Mareykanka ayaa la geeyay magaalada Muqdisho si ay u tababaraan una qalabeeyaan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Amisom ee dagaalka kula jira maleeshiyada Al-Shabaab, sida saraakiil katirsan milatariga Mareykanka ay u sheegeen idaacada Voa. Ciidamada tagay ayaa sumadinaya markii ugu horeysay in ciidamo Mareykan ah ay joogaan gudaha Soomaaliya, iyadoo kuwo kale oo yar oo la[Read More…]

by April 14, 2017 0 comments Somali News
Scroll Up