Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay qunsulka cusub ee Itoobiya
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Talaado ah xafiiskiisa ku qaabilay qunsulka cusub ee Itoobiya. Qunsulka cusub ee Itoobiya u fadhiya Puntland Mabratu Waldo Aragay iyo Madaxweynaha Puntland ayaa ka […]