Ugu yaraan labo qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso
Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo galabta oo Talaado ah ka dhacay wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso, gaar ahaan deegaanka Dangorayo. Shilka gaari ayaa waxa uu ku dhacay […]