Articles by: Saeed Abshir Yousuf

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay Amiirka Qatar[Sawirka: Facebook]

Somali PM holds talks with Qatar Emir

Doha-(Puntland Mirror) Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre held bilateral talks with Qatar Emir Sheikh Tamin bin Hammad Al Thani in Doha. The two leaders discussed the relationship between the two countries, according to reports. Somali PM arrived in Doha last week to attend the 2017 Doha Forum. This is the Khayre’s first foreign visit since becoming the Prime Minister.

by May 15, 2017 0 comments English News
Madaxweynaha Puntland: Ninkii diidaya iyo ninkii ogolba Soomaaliya federal ayey ahaanaysaa

Madaxweynaha Puntland: Ninkii diidaya iyo ninkii ogolba Soomaaliya federal ayey ahaanaysaa

London-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in Puntland ay rabto in nidaamka federaalka kaliya lagu dhaqo Soomaaliya. Isaga oo ka hadlayay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay jaaliyada Puntland ugu qabteen gudaha magaalada London madaxweynaha ayaa yiri: “Puntland waxay rabtaa Soomaaliya in lagu dhaqo nidaamka federalism-ka, waxaan rabnaa in la qeybsado masuuliyada, markii masuuliyada la qeybsadana[Read More…]

by May 13, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo. [Photo: Archive]

President Farmajo returns to Mogadishu

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo has returned Somali capital Mogadishu on Saturday. He returned from London where he attended London Conference on Somalia.

by May 13, 2017 0 comments English News
Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo. [Photo: Archive]

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah dib ugu soo laabtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Farmaajo ayaa kasoo noqday magaalada London halkaas oo uu uga soo qeybgalay shir-weyne ku saabsanaa Soomaaliya.

by May 13, 2017 0 comments Somali News
Shirka London ee Soomaalida oo ka furmay gudaha magaalada London. [Sawirka: Twitter]

Shirka London ee Soomaalida oo ka furmay gudaha magaalada London

London-(Puntland Mirror) Shirka Soomaalida ee London ayaa maanta oo Khamiis ah ka furmay gudaha magaalada London. Shirka oo hal maalin socon doona ayaa waxaa ka qeybgalaya marti sharaf oo uu kamidyahay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, Raysulwasaaraha Turkiga Binali Yildrim iyo si lamid ah madaxweynayaasha wadamada Kenya iyo Uganda. Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaalida oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi[Read More…]

by May 11, 2017 0 comments Somali News
Shirka London ee Soomaalida oo ka furmay gudaha magaalada London. [Sawirka: Twitter]

London Somalia Conference opens in London

London-(Puntland Mirror) London Somalia Conference kicked off on Thursday in London. The one-day conference is attended by dignitaries including UN Secretary General Antonio Guterres, Turkish PM Binali Yildrim as well as the presidents of Kenya and Uganda. Somali political leaders led by President Mohamed Abdullahi Farmajo also are present at the conference. The conference will focus on agendas, including security,[Read More…]

by May 11, 2017 0 comments English News
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
 [Xigashada Sawirka AP]

Somalia’s President travels to England for London Somalia Conference

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo on Tuesday traveled to england to take part London conference on Somalia, which will open in London on Thursday. The purpose of the meeting is to accelerate progress on security sector reform and agree the new international partnership needed to keep Somalia on course for increased peace and prosperity by 2020. Several partners[Read More…]

by May 9, 2017 0 comments English News
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
 [Xigashada Sawirka AP]

Madaxweynaha Soomaaliya oo u safray dalka Ingiriiska si uu uga qeybgalo shir-weynaha Soomaalida ee London

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u safray dalka Ingiriiska si uu uga qeybgalo shir-weynaha Soomaalida ee London, kaasoo maalinta Khamiista ka furmi doona gudaha magaalada London. Ujeedada shirka ayaa waxa uu yahay sidii loo dardargelin lahaa horumarka ku saabsan dib u hagaajinta dhanka ammaanka iyo in lagu heshiiyo iskaashi caalami ah oo cusub oo loo baahanyahay si[Read More…]

by May 9, 2017 0 comments Somali News
Ninka sixiroolaha ah ee ay qabteen ciidamada ammaanka Puntland. [xigashada Sawirka: Horseed Media]

Ciidamada ammaanka Puntland oo nin sixiroole ah ku qabtay gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa nin sixiroole ah ku qabtay gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso ee gobolka Bari. Isaga oo warbaahinta la hadlayay, taliyaha booliiska Boosaaso Gaashaanle Sare Yuusuf Axmed ayaa sheegay in sixirooluhu uu joogay magaalada in ka badan 25-sanno. Sixiroolaha ayaa soo bandhigay alaabo kala duwan oo u isticmaalayay sixirka waxaana kamid ah: lafo xayawaan, qodobo dhowr ah,[Read More…]

by May 8, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Ninka sixiroolaha ah ee ay qabteen ciidamada ammaanka Puntland. [xigashada Sawirka: Horseed Media]

Puntland security forces captured magician in Bosaso port town

Bosaso-(Puntland Mirror) Puntland security forces have captured magician in Bosaso port town of Bari region. Speaking to media, Bosaso police commander Colonel Yousuf Ahmed said the magician was in the town for more than 25 years. The magician displayed a variety of materials which is being used in magic, including: animal bones, pieces of nails, grass, feather of birds, popcorn[Read More…]

by May 8, 2017 0 comments English News
Scroll Up