Al-Shabaab oo sheegatay masuuliyada dilka madaxii nabadsugida gobolka Shabeelada Dhexe
Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada al-Shabaab oo ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa sheegatay masuuliyada sarkaal sare oo dhanka amaanka ah oo lagu dilay xalay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe. Cabdiweli Ibraahim ayaa ahaa madaxii nabadsugida ee […]