Articles by: Abdi Omar Bile

Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. [Xigashada Sawirka: Getty Images]

Somali PM: My government will not tolerate corruption

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire said his government will not tolerate corruption. “My government is determined not to tolerate any form of corruption and is geared towards eradicating such malpractice.” He said in a tweet on Saturday. Khaire promised in a number of occasions that his government will crackdown on corruption. His last comment came at the[Read More…]

by December 9, 2017 0 comments English News
Ciidamo ilaalo ka haya magaalada Harare maanta oo Arbaco ah. [Xigashada Sawirka: Reuters]

Milatariga Zimbabwe oo gacanta ku dhigay awooda dalka, sheegayna in Madaxweyne Robert Mugabe uu nabad qabo

Harare-(Puntland Mirror) Milatariga Zimbabwe ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen awooda dalka balse waxay sheegeen in Madaxweyne Robert Mugabe oo dalka xukumayay tan iyo 1980, uu nabad qabo. Kadib markii ay la wareegeen taleefishinka dowladda, afhayeen u hadlay ciidamada ayaa iclaamiyay in ay bartilmaameedsanayaan dad ku dhow Mugabe kuwaasoo lagu eedeeyay tabashooyinka dadweyne iyo mida dhaqaale ee dalkaas ka[Read More…]

by November 15, 2017 0 comments World
Ciidamada gaashaaman ee PSF oo ku sugan meel kamid ah gobolka Bari [Sawirka Facebook/PSF]

Puntland’s PSF forces continue clean-up operation against ISIS militants in Bari region

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) continued their clean-up operation against ISIS militants who are hiding in the region of Bari. In a Facebook post, PSF said the forces have been attacking locations held ISIS in the mountains of Cal Miskaat and Cal Madow of Bari since last week. PSF forces launched their operation against the militants last week, following US[Read More…]

by November 13, 2017 0 comments English News
Sawirka: wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo sheegay in ugu yaraan 81 maleeshiyo Al-Shabaab ah lagu dilay gobolka Jubbada Dhexe

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 81 maleeshiyo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal ay ciidanka dowladda Soomaaliya ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Soomaaliya. Qoraal oo boggiisa Facebook soo dhigay, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayuu ku sheegay in ciidanku ay bartilmaameedsadeen labo goobood halkaas oo maleeshiyo tababar qaadatay ay doonayeen in ay ka tagaan. Baabuur[Read More…]

by November 11, 2017 0 comments Somali News
Sawirka: wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan.

At least 81 Al-Shabab militants killed in Middle Juba region, Information Minister says

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least 81 Al-Shabab militants were killed in operation by Somali security forces in Jilib district of Lower Juba region, Somali Information Minister said. In a Facebook post, Abdirahman Omar Osman said the forces targeted two locations where trained militants were trying to depart. Military vehicles and weapons were destroyed in the attack, Osman added. On the other[Read More…]

by November 11, 2017 0 comments English News
Ciidamada Ammaanka Puntland oo bilaabay guluf ka dhan ah meelaha ay ku dhuumanayaan maleeshiyada ISIS ee gobolka Bari

Ciidamada Ammaanka Puntland oo bilaabay guluf ka dhan ah meelaha ay ku dhuumanayaan maleeshiyada ISIS ee gobolka Bari

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa shalay oo Isniin ahayd bilaabay howlgal milatari oo ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan gobolka Bari ee Puntland. Qoraal ay ku daabaceen boggooda Facebook-ka, PSF ayaa sheegtay in ciidankoodu uu tagay tuulada Timisrhe ee gobolka Bari si ay u qaadaan guluf dhulka ah kaasoo ujeedkiisu yahay sidii loo saari lahaa[Read More…]

by November 7, 2017 0 comments Puntland, Somali News
Puntland Security Forces starts offensive against ISIS hideouts in Bari region

Puntland Security Forces starts offensive against ISIS hideouts in Bari region

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) on Monday launched a military offensive against ISIS militants in Bari region of Puntland. In a Facebook post, PSF said their troops have arrived in Timirshe village in Bari to conduct a ground offensive aimed at ousting militants in the area, the village was one of the main hideouts of the militant group during the period[Read More…]

by November 7, 2017 0 comments English News
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo qaaday duqaymo ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo qaaday duqaymo ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland

Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa qaaday duqaymo ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan gudaha Puntland shalay oo Jimce ahayd, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa xaqiijiyay. “Iyadoo lala kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, ciidamada Maraykanku waxay sameeyeen laba duqeyn oo kala duwan oo ka dhan ah ISIS, waqooyi bari Soomaaliya Nov. 3, iyaga oo dilay dhowr argagixiso. Weerarka kowaad[Read More…]

by November 4, 2017 0 comments Puntland, Somali News
US warplanes launch airstrikes against ISIS militants in Puntland

US warplanes launch airstrikes against ISIS militants in Puntland

Garowe-(Puntland Mirror) The US warplanes carried out airstrikes against ISIS militants in Puntland on Friday, US Africa Command confirmed. “In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. forces conducted two separate airstrikes against ISIS, in northeastern Somalia on Nov. 3, killing several terrorists. The first strike occurred at approximately midnight local Somalia time with the second separate strike occurring[Read More…]

by November 4, 2017 0 comments English News
Mareykanka oo sheegay in ay saddex dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ku dileen gobolka Bay

Mareykanka oo sheegay in ay saddex dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ku dileen gobolka Bay

Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka oo kaashanaya ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa qaaday weerar duqayn ah waxayna dileen saddex dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab shalay oo Talaado ahayd, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa bayaan uu soo saaray maanta oo Arbaco ah ku sheegay. “Iyadoo lala kaashanayo Dowladda Soomaaliya, Waaxda Difaaca waxay  duqayn sax ah ka geysatay bartamaha Soomaaliya oo ka dhan ahaa maleeshiyada Al-Shabaab[Read More…]

by September 6, 2017 0 comments Somali News
Scroll Up