Ciidamada Ciraaq oo ku sii siqaya meeshii ugu dambeysay ee Daacish ay ka heysatay galbeedka magaalada Mowsil
Mowsil-(Puntland Mirror) Ciidamada Ciraaq ayaa ku sii siqaya meeshii ugu dambeysay ee Daacish ay ka heysatay galbeedka magaalada Mowsil, sida uu sheegay taliye Ciraaqi ah. “Ciidamada huwanta ah waxay saakaydii hore u dhaqaaqeen sidii ay […]