Articles by: Abdirahman Abdullahi Sheikh

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip iyo Boqorka Succudiga Boqor Salmaan. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Madaxweynaha Turkiga oo safar ku tagay Sucuudiga si uu gacan uga geysto khilaafka Khaliijka

Riyadh-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ayaa maanta oo Axad ah safar ku tagay maaalada Riyadh ee dalka Sucuudiga, kaas oo ah safarkiisii kowaad tan iyo markii uu bilaabmay khilaafka Khaliijka. Erdogan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Boqor Cabdicasiis ku soo dhaweeyay saraakiil katirsan Boqortooyada Sucuudiga. Safarka Erdogan ayaa ujeedadkiisu yahay sidii loo dhammeyn lahaa khilaafka u dhaxeeya wadamada Khaliijka. Erdogan[Read More…]

by July 23, 2017 0 comments World
Imaaraatka Carabta oo ka dambeeyay jabsashadii xogta kumbuyuutarada wakaalada wararka Qatar. [Sawirka: Archive]

Imaaraatka Carabta oo ka dambeeyay jabsashadii xogta kumbuyuutarada wakaalada wararka Qatar

Washington-(Puntland Mirror) Isutaga Imaaraatka Carabta ayaa ka dambeeyay jabsasho kumbuyuutarada ah taasoo sababtay colaad iyo go’doominta Qatar ee wadamada dariskeeda, sida ay sheegayaan warar ay qoreen warbaahinta Mareykanka shalay oo Axad ahayd. Imaaraatka ayaa jabsatay wakaalada wararka Qatar website-keeda iyo baraheeda bulshada waxaana lagu qoray hadalo been ah oo laga soo xigtay Amiirka Qatar Shiikh Tamim Bin Hamad al-Thani, sida[Read More…]

by July 17, 2017 0 comments World
German Navy armed personnel stand in front of the Frigate Hamburg, docked at Port Rashid, in Dubai May 26, 2013. The Hamburg sailed in January from Germany to the Gulf to deploy in cooperation with the U.S. Navy's Dwight D. Eisenhower Carrier Strike Group in the Gulf. The Hamburg helps to defend the aircraft carrier and its associated vessels by coordinating the airspace around the strike group. REUTERS/Ahmed Jadallah (UNITED ARAB EMIRATES - Tags: MILITARY POLITICS) - RTX101L2

Shiinaha oo saldhigiisii milatari oo ugu horeeyay oo dalka dibadiisa kuyaala ka furan doona dalka Jabuuti

Beijing-(Puntland Mirror) Shiinaha ayaa saldhigiisii milatari ee ugu horeeyay oo dalka dibadiisa kuyaala ka furan doona dalka Jabuuti, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda Shiinaha. Maraakiib dagaal oo ay saaranyihiin ciidamo Shiinaha u dhashay ayaa ku sii wajahan Jabuuti, sida ay ku warantay wakaalada wararka Shiinaha ee Xinhua. Shiinaha ayaa sheegay in saldhiga ay u adeegsan doonaan nabad ilaalinta iyo gargaarka[Read More…]

by July 12, 2017 0 comments World
Ciidamada Ciraaq oo si buuxda magaalada Mowsil uga xoreeyay maleeshiyada Daacish. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Ciidamada Ciraaq oo si buuxda magaalada Mowsil uga xoreeyay maleeshiyada Daacish

Mowsil-(Puntland Mirror) Ciidamada Ciraaq ayaa dib u la wareegay magaalada Mowsil, sida ay sheegayaan wararku. Raysulawaaraha Ciraaq Haidar al-Abad ayaa maanta oo Axad ah tagay gudaha magaalada Mowsil si uu uga qeybgalo dabaaldega guusha laga gaaray maleeshiyada Daacish. Ciidamada Ciraaq oo ay taageerayaan diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa u dagaalamayay dib u qabsashada Mowsil tan iyo bishii Oktoobar ee sanadkii hore.[Read More…]

by July 9, 2017 0 comments World
Madaxweynaha Turkiga Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Erdogan: Saldhiga Turkigu waa u jirayaa ilaa inta Qatar ay rabto

Ankara-(Puntland Mirror) Turkigu ma uu xiri doono saldhigiisa milatari ee kuyaala gudaha Qatar, Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay warbaahinta Faransiiska. Erdogan ayaa sheegay in xiritaanka saldhiga uu ku imaan karo hal xaalad oo keliya, sida uu u sheegay taleefishinka France 24. “Haddii Qatar ay naga codsato anaga in la xiro saldhiga, dabcan waanu xiraynaa ,” ayuu yiri Erdogan.[Read More…]

by July 6, 2017 0 comments World
Isbitaalka Bronx-Lebanon ee New York. [Sawirka: Twitter]

Dhakhtar qori qaatay oo ugu yaraan hal qof ku dilay isbitaal kuyaala gudaha magaalada New York

New York-(Puntland Mirror) Dhakhtar isku badalay nin hubaysan ayaa rasaas ku furay isbitaal kuyaala gudaha magaalada New York ee dalka Mareykanka maanta oo Sabti ah, waxaana uu dilay ugu yaraan hal qof oo haween ah sidoo kalena waxa uu dhaawacay ugu yaraan lix qof, sida ay sheegeen warbaahinta Mareykanka. Dr. Henry Bello oo 45-sanno jir ah, oo weerarka ka dambeeyay ayaa[Read More…]

by July 1, 2017 0 comments World
Wasiirka Arrimaha Dibada Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman al-Thani. [Sawirka: Archive]

Qatar oo kala baxaysa ciidamadeeda xadka u dhaxeeya Jabuuti iyo Eriteeriya

Doha-(Puntland Mirror) Qatar ayaa kala baxaysa ciidamadeeda xadka u dhaxeeya Jabuuti iyo Eriteeriya, halkaas oo ay dhexdhexaadin ahaan ugu joogtay muranka xadka ee ka dhaxeeya labadaas dal, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Qatar maanta oo Arbaco ah. Ma aysan sheegin sababta keentay bixitaanka balse tilaabada ayaa imaanaysa iyada oo Qatar ay wajahayso dhibaato diblomaasiyadeed oo kaga timid dowladaha[Read More…]

by June 14, 2017 0 comments World
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan. [Xigashada Sawirka: Reuters]

Erdogan oo wacad ku maray in Turkigu uu dhinac taaganyahay Qatar

Istanbul-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ka codsaday in si buuxda Qatar looga qaado xayiraada uu hoggaaminayo Sucuudigu, isaga oo sheegay in Sucuudi Caraabiya looga baahanyahay in ay sameyso walaalnimo. Erdogan ayaa sheegay in godoominta Qatar aysan xal u keeni karin dhibaatooyinka gobolka waxaana uu wacad ku maray in uu sameyn doono wax walba oo awoodiisa ah si[Read More…]

by June 10, 2017 0 comments World
Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaalada lidka maraakiibta. [Sawirka: Archive]

Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaalada lidka maraakiibta

Pyongyang-(Puntland Mirror) Waqooyiga Kuuriya ayaa dhanka bariga ee badeeda ku tijaabisay dhowr gantaal oo kuwa lidka maraakiibta ah, sida ay sheegeen milatariga Koonfur Kuuriya oo deris la ah Waqooyiga Kuuriya. Masuuliyiinta ayaa sheegay in gantalkaa saakay oo Khamiis ah laga riday meel u dhow magaalada Wanson, lagana riday markab oogadiis. Gantaalada ayaa jaray masaafo dhan 200km kahor inta aysan ku[Read More…]

by June 8, 2017 0 comments World
Baarlamaanka Turkiga oo meel mariyay in ciidamo la geeyo gudaha Qatar. [Sawirka: Archive]

Baarlamaanka Turkiga oo meel mariyay in ciidamo la geeyo gudaha Qatar

Ankara-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay sharci u ogolaanaya in ciidamadooda la geeyo saldhiga milatari ee uu Turkigu ku leeyahay gudaha Qatar. Sharciga, ayaa ahaa mid qabyo ah tan iyo bishii May, balse maanta ayaa baarlmaanka ku meelmariyeen 240 cod, oo ay si weyn u taageereen xisbiga talada haya ee AK iyo xisbiga kale ee mucaaradka ah ee MHP.[Read More…]

by June 7, 2017 0 comments World
Scroll Up