Articles by: Abdirahman Abdullahi Sheikh

Maraykanka oo sheegay in maxaabiis ku xirnaa xabsiga Guantanamo Bay loo wareejiyay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta

Maraykanka oo sheegay in maxaabiis ku xirnaa xabsiga Guantanamo Bay loo wareejiyay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta

Washington-(Puntland Mirror) Maraykanka ayaa sheegay inuu 15 maxaabiis ah oo ku jiray xabsiga Guantanamo Bay uu u diray dalka Isutaga Imaaraatka Carabta, taasoo noqonaysa maxaabiistii ugu badnayd oo hal mar la wareejiyo intii uu xafiiska hayay Madaxweyne Barrack Obama. Waaxda difaaca Maraykanka ee (Pentagon) ayaa sheegtay in 12 maxaabiis ah oo u dhashay Yemen iyo saddex u dhashay Afghanistan la[Read More…]

by August 16, 2016 0 comments World
Saddex kamid ah ciidamada Masar oo lagu dilay qarax ka dhacay gobolka Siinaay

Saddex kamid ah ciidamada Masar oo lagu dilay qarax ka dhacay gobolka Siinaay

Qaahiro-(Puntland Mirror) Saddex askari oo kamid ah ciidamada Masar ayaa lagu dilay qarax ka dhacay maanta oo Isniin ah gobolka colaadaha ay ka jiraan ee Siinay, sida ay sheegeen laamaha amaanka. Qarax ayaa lala eegtay gaari booyad ah oo ay ciidamada militariga lahaayeen kaasoo marayay bartamaha Siinaay, sida ilo wareed ay u sheegeen wakaalada wararka Anadolu. “Saddex askari ayaa ku[Read More…]

by August 15, 2016 0 comments World
Scroll Up