World

Madaxweyne Obama oo joojiyay kulan uu la yeelan lahaa madaxweynaha Filibiin Rodrigo Duterte kadib markii Madaxweynaha Filibiin ku tilmaamay Obama ‘wiilkii sharmuutada’

Washington-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Maraykanka ayaa joojiyay kulankii kowaad oo u la yeelan lahaa madaxweynaha dalka Filibiin Rodrigo Duterte, sida uu sheegay afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka saacado kadib markii hoggaamiyaha Filibiin uu ku tilmaamay dhiggiisa […]