Al-Shabaab oo sii daysay sawirkii ugu horeeyay oo muuqda oo hoggaamiyahoodii hore ah

Hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaan (Abu Subayr). [Xigashada Sawirka: Twitter/Harun Maruf]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ururka hubaysan ee Al-Shabaab ayaa maarkii ugu horeysay soo bandhigtay sawirka rasmiga ah ee hoggaamiyaheedii hore Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaan (Abu Subayr).

Godane oo sanadkii 2007-dii loo doortay hoggaamiyaha Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn diyaaradeed bishii September ee sanadkii 2014-kii, oo ay geysteen diyaaradaha Mareykanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*