27 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Puntland

Maleeshiyada Al-Shabaab buuraha Galgala. [Sawirka]
Garoowe-(Puntland Mirror) 27 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Puntland, Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sidaa bayaan ku sheegay maanta oo Isniin ah.

Duqeynta ayaa Sabtidii ka dhacday meel qiyaastii 26 mayl koonfur-galbeed ka xigta magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*