About Us

Puntland Mirror is a website News provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia.

Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update News from Puntland, Somalia and around the World. It is the leading source for reliable Stories and current headlines of the region and the world’s top Stories.

This online site is formally established on December 9, 2014 by qualified journalists to serve the greater nation of Somalia in general and Puntland citizens in particular. It works in professional Journalism based on truth and impartiality.

The website is presently published in Somali and English languages to touch out the everyday Somali and English speaking viewers.

Since its establishment, it has regular viewers on daily basis those live in home, and abroad (Somali diaspora and non-Somalis), that calculates more than thousand viewers; due to its English version.

However, Puntland Mirror mainly focuses on security, business, politics and humanitarian stories from and within this region and beyond.

Nagu saabsan

Puntland Mirror waa bog internet kaasoo daabaca wararka, xaruntiisuna ay tahay magaalada Garoowe, Puntland, Soomaaliya.

Puntland Mirror waa shabakad online ah oo madax banaan kuuna soo gudbinaya dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhaca gudaha Puntland, Soomaaliya iyo aduunka oo dhan, waana ilo wareed macluumaadkiisa lagu kalsoonaan karo.

Puntland Mirror waxaa la asaasay 9-kii bishii December 2014, iyagoo ay asasaaseen dhalinyaro suxufiyiin aqoonyahano ah si uu ugu adeego ummada Soomaaliyeed dhamaantood, gaar ahaana bulshada reer Puntland.

Puntland Mirror wuxuu ku shaqeeyaa qaab xirfadlenimo waxaana asaas u ah Run iyo Daacad aan dhana raacsanayn.

Boggan wuxuu si joogto ah maalin walba ugu qoraa wararka luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka si u gaarsiiyo dadka ku hadla labaadaas luuqadood.

Tan iyo markii la asaasay Puntland Mirror wuxuu yeeshay akhristayaal si rasmiya ugu xiran oo kala jooga dal iyo dibadba, (qurbe joog Soomaaliyeed iyo ajaaniiba leh) kuwaasoo ku xiran macluumaadka uu daabaco shabakadu.

Si-kasta oo ay ahaataba Puntland Mirror wuxuu diirada saaraa wararka sida amaanka, dhaqaalaha, siyaasada iyo kuwa in-saaninimo ee ka dhaca dalka iyo dibada.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up