Maleeshiyada ISIS oo sheegatay masuuliyada dilka labo askari oo ka dhacay Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Maleeshiyada ISIS ayaa sheegatay masuuliyada dilka labo askari oo katirsanaa ciidanka booliiska Puntland, sida ay tabisay warbaahinta Acmaaq oo ku hadasha afka ISIS. Dilka ayaa ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso Talaadadii, iyadoo kooxda […]