Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud oo lagu xanibay garoonka diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu xanibay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyaga oo ku sii jeeday magaalada ay fatahaaduhu ku dhufteen ee Beledweyne. Diyaarada qaadi lahayd […]