Madaxweynaha cusub ee Puntand oo xafiiska la wareegay
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u la wareegay, asbuuc kadib markii uu ku guuleystay doorashada madaxweynaha. Munaasabada xil-wareejinta madaxweynaha oo ka dhacday […]