Maxa dhalintii dib dhigay
Hadal horoo da, wayn baa yiri “dantis mayaqaan mara duuga horteed ayuu dhamaada”. Dunida aad arkayso dadku waxuu kukala hormara kartida wax qabad iyo dadaalka uu muujiyo nafsadiisa si uu u gaaro guul lataaban karo. […]
Hadal horoo da, wayn baa yiri “dantis mayaqaan mara duuga horteed ayuu dhamaada”. Dunida aad arkayso dadku waxuu kukala hormara kartida wax qabad iyo dadaalka uu muujiyo nafsadiisa si uu u gaaro guul lataaban karo. […]
Garoowe-(Puntland Mirror) 26 xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay ka geysteen gudaha Soomaaliya. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa bayaan ku sheegay in duqeyntu ay ka dhacday gobolka Hiiraan […]
Garoowe-(Puntland Mirror) Dhacaan ayaa laga qaadi doonaa eedaysanayaasha looga shaki qabo in ay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loo geystay gabar da’ yar gudaha magaalada Gaalkacyo, sida uu sheegay xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland. Maxamed […]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 18 qof ayaa ku geeriyootay qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho xalay fiidkii. Qaraxa ayaa lala beegsaday wadada Maka Al Mukarama taasoo ay kuyaaliin huteelo, dukaamo iyo makhaayado, sida masuuliyiin […]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamo ka socda Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug si ay halkaas uga bilaabaan howlgalo nabadgelyo, sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha ciidanka Daraawiishta. “Maanta oo bishu […]
Doha-(Puntland Mirror) Dalka Qatar ayaa Arbacadii sheegtay in ay taageero miisaaniyadeed siinayso Soomaaliya sanadka 2019. Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa qasrigiisa kulan kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, intii uu […]
Garoowe-(Puntland Mirror) Maxamed Faarax Mire oo ahaa xildhibaan katirsan baarlamaanka Puntland ayaa ku dhintay shil gaari oo dhacay gelinkii dambe ee Arbacada, sida ay sheegeen ciidamada nabadgelyada waddooyinka. Xildhibaanka iyo nin kale oo la socday […]
Garoowe-(Puntland Mirror) Haayada caalamiga ah ee IMF ayaa rajaynaysa in dhaqaalaha Soomaaliya uu kor u kici doono 3.5 boqolkiiba sanadkan iyo sanadka xiga, marka la barbardhigo qiyaasta sanadkii 2018 oo ahayd 3.1 boqolkiiba. “Dhaqaalaha Soomaaliya […]
Islamabad-(Puntland Mirror) Diyaaradaha dagaalka Pakistan ayaa dhulka soo dhigay labo diyaaradood oo Hindiya leedahay manta oo Arbaco ah, sida uu sheegay afhayeen ciidamada katirsan. “Diyaaradaha ciidanka cirka Pakistan ayaa soo riday labo diyaaradood oo Hindiya […]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay bartamaha Soomaaliya ayaa lagu dilay 20 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab, sida ay Talaadadii bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM). AFRICOM ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay […]
Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions