Odayaasha dhaqanka Mandheera oo Al-Shabaab kala hadlaya in ay sii deyso labo dhakhtar oo u dhashay Cuba
Muqdisho-(Puntland Mirror) Odayaasha dhaqanka ee deegaanka Mandheera ayaa Soomaaliya u yimid si ay wadaxaajood ula yeeshaan dhiggooda Soomaaliya si loo sii daayo dhakhaatiir u dhashay dalka Cuba oo ay afduubteen maleeshiyada Al-Shabaab. Sida uu ku […]