Ku dhawaad sideed qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ku dhawaad sideed qof ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo caafimaad. Qaraxa oo ahaa gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa ka dhacay isgoyska […]