Xubnaha cusub ee guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay
Garoowe-(Puntland Mirror) Xubnaha cusub ee guddiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah la dhaariyay iyada oo uu goobjoog ahaa madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha oo dhaarta kadib hadal kooban jeediyay ayaa yiri: “Sharafweyn bay […]