Puntland oo xustay sanadguuradeeda 21-aad ee dowladnimo
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland oo ah dowlad goboleed katirsan Somaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xustay sanadguuradeeda 21-aad ee dowladnimo. Dabaaldega ugu weyn ayaa lagu qabtay caasimada Garoowe, halkaas oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta Puntland iyo […]