Shan askari oo lagu dilay weerar ay Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala Awdhiigle
Muqdisho-(Puntland Mirror) Saraakiisha ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan shan askari iyo sawirqaade ka ag-dhawaa ciidamada lagu dilay weerar maanta oo Arbaco ah ay maleeshiyada Al-Shabaab la beegsadeen saldhig ciidan oo kuyaala magaalada Awdhiigle […]