Ciidamada Puntland oo fashiliyay qarax lagu aasay waddo kutaala magaalada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada PSF iyo ciidanka booliiska gobolka Bari ayaa xalay fiidkii fashiliyay qarax lagu aasay waddo kutaala magaalo xeebeedka Boosaaso, sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha ciidanka booliiska gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud. Waxa […]