Idaacada ciidamada Soomaaliya oo sheegtay in labo sargaal oo katirsan Al-Shabaab lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Muqdisho-(Puntland Mirror) Idaacada ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in labo sargaal oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada kumaandooska oo ay weheliyaan saaxiibadooda beesha caalamka […]